Skip to content
Menu
  • Home
  • Wararka Puntland
  • Wararka Somalia
  • Wararka Caalamka
  • News English
  • Home
  • Wararka Somalia

Category: Wararka Somalia

Taliska Ciidanka Galmudug oo Madax cusub loo magacabay iyo Xilka qaadis lagu sameeyey Saraakiil hore.

May 13, 2020 admin

Taliyaha guud ee ciidamada dawlada Federalka Soomaaliya ayaa warqad kasoo baxday Xafiiskiisa waxaa lagu magacaabay taliyaal cusub oo mid noqnaya Saraakiisha Galmudug halka kuwo kalana xilkii laga qaaday loona wareejiyey xilal kale. Taliyaha guud eSii akhri…

Mas Xalay 2 Caruur ah ku Dilay Gobolka Sanaag.

May 13, 2020 admin

Labo Caruur ah oo wali aan qaan gaarin ayaa xalay Mas xiligii habeenimadii ku dilay Miyiga deegaanka Xingalool ee gobolka Sanaag sida ay noo xaqiijiyeen ehelada Caruurta Maskaasi cunay. Labo Caruur ah oo da,doodu kala tahay 5 Sanno jir 7 jir ayaa Sii akhri…

Madaxweynaha Jubbaland oo ku Dhawaaqay inuu Shir la qaato Cidwalba oo kasoo horjeeda Maamulkiisa

May 13, 2020 admin

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaan Axmed Madoobe ayaa ku dhawaaqay inuu diyaar u yahay inuu shir la qaato ciwalba oo dhaliilaysa maamulkiisa iyo doorashadii uu ku soobaxay ee madaxweynaha jubaland ku noqday. Axmed Maxamed Islaan Axmed MadoSii akhri…

Nin Gannacsade ah oo xalay lagu dilay Muqdisho

May 13, 2020 admin

Dablay hubaysan ayaa xalay Degmada Hodan ee gobolka Banaadir ku dishay Marxuum Cali Naaleeye  oo lagu naynaasi jiray (Cali Barkhadle), kana mid ahaa Ganacsada goboka Banaadir,dilkaasi kadibna waxay isaga baxsadeen goobtii uu dilkaasi ka dhacay. DSii akhri…

Nin Xoolo Dhaqata ah oo Roob ugu Dhintay Jariiban.

April 24, 2020April 24, 2020 admin

Miyiga deegaanka Mareer oo 35Km dhanka Xeebta ka xigta degmada Jariiban ayaa saaka waxaa ku geeriyooday wiil dhalinyaro ah kadib markii uu roobku ku helay meel cidlo ah. Roobkii saaka ka da,ayey deegaanadaasi ayaa watay dabayl aad u qabow taasoo kSii akhri…

Farmaajo oo Bogaadiyay Daahfurka Mashruuca Dhismaha Dekedda Hobyo

August 21, 2019August 21, 2019 admin

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho ku jooga dalka Jabuuti ayaa bogaadiyay booqashada uu shalay ku yimid dalka Ra’iisul Wasaare K/Xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Dowladda Qadar Mudane MaxaSii akhri…

Jubaland oo Muddo 3 Maalmood Xirtay Xuduudaha Cirka, Bada iyo Dhulka

August 21, 2019August 21, 2019 admin

Guddiga amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa maanta soo saaray amarro horleh oo ku aadan sugidda amniga magaalada Kismaayo ee maalmaha doorashada. War-saxaafadeed uu soo saaray guddiga amniga Jubbaland ayaa waxaa la mamnuucay in garoonka diyaaradSii akhri…

Recent Posts

  • Daawo:- Muqaalka Shacabka Degmada Jariiban oo Kaneeco ka Cabanaya.
  • Daawo:- Ayax ku Habsaday Qaybo kamid ah Degmada Jariiban Gobolka Mudug.
  • Somalia Covid-19 cases cross 1,000 mark
  • Taliska Ciidanka Galmudug oo Madax cusub loo magacabay iyo Xilka qaadis lagu sameeyey Saraakiil hore.
  • Mas Xalay 2 Caruur ah ku Dilay Gobolka Sanaag.

Categories

  • Home
  • News English
  • Wararka Caalamka
  • Wararka Puntland
  • Wararka Somalia

Archives

  • May 2020
  • April 2020
  • September 2019
  • August 2019
March 2023
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
« May    

Daawo:- Muqaalka Shacabka Degmada Jariiban oo Kaneeco ka Cabanaya.

Daawo Kaneeco Dhibaato ku haysa Degmada Jariiban iyo Deegaanadeeda   https://www.yo

Daawo:- Ayax ku Habsaday Qaybo kamid ah Degmada Jariiban Gobolka Mudug.

https://www.youtube.com/watch?v=chRk66J9wI0&feature=youtu.be

Somalia Covid-19 cases cross 1,000 mark

Somalia’s confirmed Covid-19 cases crossed the 1,000 mark over the weekend as the country continue

Taliska Ciidanka Galmudug oo Madax cusub loo magacabay iyo Xilka qaadis lagu sameeyey Saraakiil hore.

Taliyaha guud ee ciidamada dawlada Federalka Soomaaliya ayaa warqad kasoo baxday Xafiiskiisa waxaa l

Copyright 2019. Kordhiye News Updates, All rights reserved. | Theme: BlogMagazine by Dinesh Ghimire.