Daawo:- Muqaalka Shacabka Degmada Jariiban oo Kaneeco ka Cabanaya.
Daawo Kaneeco Dhibaato ku haysa Degmada Jariiban iyo Deegaanadeeda https://www.youtube.com/watch?v=EHNAVW1FM7o&feature=youtu.be Sii akhri…
Daawo Kaneeco Dhibaato ku haysa Degmada Jariiban iyo Deegaanadeeda https://www.youtube.com/watch?v=EHNAVW1FM7o&feature=youtu.be Sii akhri…
https://www.youtube.com/watch?v=chRk66J9wI0&feature=youtu.beSii akhri…
Labo Caruur ah oo wali aan qaan gaarin ayaa xalay Mas xiligii habeenimadii ku dilay Miyiga deegaanka Xingalool ee gobolka Sanaag sida ay noo xaqiijiyeen ehelada Caruurta Maskaasi cunay. Labo Caruur ah oo da,doodu kala tahay 5 Sanno jir 7 jir ayaa Sii akhri…
Miyiga deegaanka Mareer oo 35Km dhanka Xeebta ka xigta degmada Jariiban ayaa saaka waxaa ku geeriyooday wiil dhalinyaro ah kadib markii uu roobku ku helay meel cidlo ah. Roobkii saaka ka da,ayey deegaanadaasi ayaa watay dabayl aad u qabow taasoo kSii akhri…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta goobjoog ka noqday heshiis is-af-garad oo ku saabsan maalgashiga iyo horumarinta Garoonka Diyaaradaha ee magaaladda Boosaaso, kaasi oo Wasaaradda Duulista Hawada iyo GaroomadSii akhri…
Garoowe, Ogoosto, 21, 2019: Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa goobjoog ka ahaa dhaarinta Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda, Arrimaha Diinta iyo Dastuurka dowladda Puntland Maxamed Rooble Cabdi oo Maxkamadda Sare ee PuntlanSii akhri…
Madaxweyne Deni ayaa Maxamed Rooble Cabdi u magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda, Arrimaha Diinta iyo Dastuurka. waxaana horey xilkan isaga casilay Saalax Xabiib Jaamac . Hoos ka akhriso digreetada Madaxweynaha Dowladda Puntland MudSii akhri…
Taliska Qaybta Booliska Gobolka Bari oo kaashanaya Ciidamada PSF ayaa furfuray qaraxyo lagu xiray Qaar ka mid ah wadooyinka Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari. Ciidamada Amaanka ayaa sheegay in loogu talagalay in lagu waxyeeleeyo dadka shacaSii akhri…
Dowladda hoose ee degmada Garoowe ayaa maanta bilowday qorshe ay ku dayactirayso qaybo kamid ah buundada weyn ee magaalada Garoowe, oo ahmiyad gaar ah u leh isu socodka gaadiidka Puntland iyo guud ahaan Soomaaliya. Qorshahaan dayactirka ah oo qayb kSii akhri…