Sudan: Militariga iyo ururada Rayidka oo dhisay Golaha maamulka
Golahan oo ka kooban 11 xubnood ayaa waxaa hogaamin doona Taliyaha Militariga Sudan Gen.Burhan. Wuxuu golahan maamulka dalkaasi sii heyn doonaa muddo 3 sano ah, si loo soo diyaariyo doorashooyin xor ah. Militariga iyo ururada Rayidka ayaa tan iyo bSii akhri…