Golahan oo ka kooban 11 xubnood ayaa waxaa hogaamin doona Taliyaha Militariga Sudan Gen.Burhan.
Wuxuu golahan maamulka dalkaasi sii heyn doonaa muddo 3 sano ah, si loo soo diyaariyo doorashooyin xor ah.
Militariga iyo ururada Rayidka ayaa tan iyo bishii April markii xukunka laga tuuray Gen. Cumar Al Bashiir isku hayey awood-qeybsiga Golahan.
Horseed Media
News Desk