Trump oo baajiyey Safar uu ku tagi lahaa Denmark kadib codsigiisii in laga iibiyo Jasiirada Greenland

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa asbuucii hore faafiyey war ah inuu doonayo in dalkiisa uu iibsado Jasiirada dunnida ugu weyn ee Greenland oo hoos tagta wadanka Denmark. Hadalka Trump ayaa waxaa si adag uga jawaabtay Raysalwasaaraha DenmaSii akhri…