Wasiir Dowlaha Cucub Ee Wasaaradda Cadaaladda, Arrimaha Diinta iyo Dastuurka dowaldda Puntland oo La Dhaariyey.

Garoowe, Ogoosto, 21, 2019: Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa goobjoog ka ahaa dhaarinta Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda, Arrimaha Diinta iyo Dastuurka dowladda Puntland Maxamed Rooble Cabdi oo Maxkamadda Sare ee PuntlanSii akhri…

Trump oo baajiyey Safar uu ku tagi lahaa Denmark kadib codsigiisii in laga iibiyo Jasiirada Greenland

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa asbuucii hore faafiyey war ah inuu doonayo in dalkiisa uu iibsado Jasiirada dunnida ugu weyn ee Greenland oo hoos tagta wadanka Denmark. Hadalka Trump ayaa waxaa si adag uga jawaabtay Raysalwasaaraha DenmaSii akhri…