Taliska Ciidanka Galmudug oo Madax cusub loo magacabay iyo Xilka qaadis lagu sameeyey Saraakiil hore.

Taliyaha guud ee ciidamada dawlada Federalka Soomaaliya ayaa warqad kasoo baxday Xafiiskiisa waxaa lagu magacaabay taliyaal cusub oo mid noqnaya Saraakiisha Galmudug halka kuwo kalana xilkii laga qaaday loona wareejiyey xilal kale. Taliyaha guud eSii akhri…