Puntland: Ciidamada Amaanka Bosaaso oo Fashiliyey Weeraro Bambaano (Sawiro)

Puntland

Taliska Qaybta Booliska Gobolka Bari oo kaashanaya Ciidamada PSF ayaa furfuray qaraxyo lagu xiray Qaar ka mid ah wadooyinka Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari.

Ciidamada Amaanka ayaa sheegay in loogu talagalay in lagu waxyeeleeyo dadka shacabka ah isla markaana ay ku guuleysteen fashilinta qaraxaan.

Horay waxaa Ciidamadu ugu guuleysteen inay furfuraan qaraxyo kale. Balse ma jirin cid loosoo qabtay.

Xigasho: Horseed Media

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *