Guddiga amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa maanta soo saaray amarro horleh oo ku aadan sugidda amniga magaalada Kismaayo ee maalmaha doorashada.
War-saxaafadeed uu soo saaray guddiga amniga Jubbaland ayaa waxaa la mamnuucay in garoonka diyaaradaha, Gaadiidka badda iyo barigga midna aan laso gali karin magaalada Kismaayo muddada lagu jiro doorashada.
Xigasho: Horseed Media